SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

REYSAL WASAARAHA TALYAANIGA OO IS CASILAY.

DRAGHI.

(ROME)-Tan iyo todobaadkii hore waxa uu dhib ka taagnaay siyaasadda dalka Talyaaniga waxaa fooda iskula jiray RW-Draghi iyo Madaxweynaha Talyaaniga Matarelli waxaane dhacday in RW-Draghi uu iscasilaadisa u gudbiyey Madaxweyne Matarelli balse laga diiday loona diray inuu hor tago Baarlamaanka shalay oo Arbaca ahayd. RW-Draghi oo hogaaminaayey xukuumad isku dhafa ayaa maanta waxa uu isaga tegay shaqadii Reysalwasaarenimo ee uu u haayey dalka Talyaaniga waxa eeyna arrintaan keeni doontaa in siyaasada Talyaaniga ee horay u kacsaneed raad ku yeelato tan Qaaradda Yurub.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.