RAWDA MAXAMED WAA SOOMALI-NOORWEY U OLOLEYSA XAQ DUMARKA MUSLIMIINTA.
Bishii la soo dhaafay senitarada dalka Faransiiska ayaa u codeeyey in gabdhaha eey da’adooda ka yar tahay 18-sano ineeysan xiran karin Xijaabka marka eey tegaayaan goobaha la isugu yimaado ee dalkaas faransiiska.
Rawda Maxamed oo ah Somali-Norwey ayaa waxa eey ka jawaabtay warka ka soo yeeray dalka Faransiiska ayadoo isticmaaleyso INSTAGRAM-KA eey ayada caanka ka tahay “ HANDSOFFMY HIJAB”. XIGASHO ALJAZEERA.