SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

RAGII DILAY MAXADWEYNIHII HAITI OO SHEEGAY…

Maalintii Arbacadda ee la soo dhaafay ayey ahayd markii gurigiisa lagu dilay madaxweynihii hore ee dalka Haiti Mr.Mois,weerarkaas ayaa waxaa ku dhaawacantay xaaskiisa waxaane daaweyn loogu qaaday dalka Maraykanka. Xog si hoose loo helay ayaa sheegtay in ragii weeraray madaxweynihi Haiti ka dibne dilay ineey rabeen in maxadweynaha soo qabtaan balse ma eeysan sheegin halka laga soo diray iyo halka eey rabeen ineey geeyaan madaxweynaha haddii eey qaban lahayeen,raga arrintaan u xiran ayaa gaarayo 17-qofood una kala dhashay 15-kolombiya ah kana mid ah askartii hore ee dalkaas looguna soo sheekeeyey ineey Haiti ka noqon doonaa waardiye iyo laba u dhalatay Haiti balse haysta dhalashada Maraykanka,labadaan ayaa sheegay ineey ahaayeen tarjimayaal balse iyaga ineeysan cidna dilin.ISHA WARKA REUTERS.

RIIX HALKAAN.