SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

RABSHADAHA PAKISTAN OO SII…

SAWIRKA RABSHADAHA PAKISTAN.

(ISLAMABAD)-Reysal Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa ka soo baxay Maxkamada Sare ee magaaladda Islamabad ee dalka Pakistan maanta oo Jimca ah(12/5/23)-ka ka dib markii loo xaqiijiyey inuu haysto difaac adag oo ka hortegayo in mar kale la xiro RW-Imran Khan isagoo ku edeysan dhawr arrimood oo isaga lid ku ah,waxaane arrintaan ka dhashay iska horimaadyo u dhexeeyo taageerayaasha Imran Khan iyo ciidamadda dawladda Pakistan. RW-Imran Khan ayaa horay u ahaay cayaaryahan cayaaro cayaarta Cricket-ka waxa uuna soo noqday Reysal Wasaaraha Pakistan waxaane xukunka ka tuuray baarlamaanka dalka Pakistan bishii Abriil-2022-kii.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.