SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

RAAGE CEEL WAA NABAD OO ALSHABAAB….

(SAWIRKA)-ATMIS OO ISAGA SOO HULEESHAY RAAGE CEEL.

(RAAGE CEELE)-Wararka laga helaayo Gobolka Sh/dhexe ee maamulka H/shabeele ayaa sheegaayo in degmada Raage Ceele kana tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe ey isaga bexeen ciidamo ka tirsan kuwa nabad ilaalinta ee Midawga Afrika(Atmis) una dhashay dalka Burundi,ciidamadaan ayaa loo wareejiyey meel kale oo looga baahday ka dib markii degmada Raage Ceele ey noqotay meel ka caagan kooxda Alshabaab balse ey ka jiraan agagaaradeeda dagaalo u dhexeeyo Qabaa’ilo walaala ah iskuna haysto dhul aan geed ka bixin. Ciidamadaan ayaa markii hore loo qorsheeyey iney dalka Soomaaliya isaga baxaan bishii Sebtembar-2023-ka balse ma eysan dhicin arrintaasi waayo waxaa codsi ka yimid dawladda Federaalka Soomaaliyeed oo sheegtay iney u baahan tahay iney sii joogaan muddo seddex bilood ah oo kale ilaa dhammaadka sannadka-2023-ka.

ISHA/CAASIMADA.

HAKAN KA SI AKHRISO.