SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QOYSAS MARAYKAN AH OO KU DHEGAN SHIRKAD…

(SAWIRKA)-SHIRKADA SAMEYSO SHAMIINDADA.

(SYRIA)-Qoysas Maraykan ah oo qaraabdoodu u shaqeynaayeen hayado samafal ah kana hawlgelayey dalka Syria kuwaaso ey dileen amaba ey dhaawaceen kooxaha Daacish ama Jabhada Al-Nusra oo hadda qaadata magaca “Xayat Xoretynta Alshaam". Qoysaskaan ayaa haysto cadeymo rasmi ah sharcina ah ey ku sheegan karaan in Shirkad sameyso Shamiindada”Lafarge” lagana leeyahay dalka Faransiiska iney lacag siin jirtay kooxaha xagjirka ah ee Daacish iyo Al-Nusra.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SII AKHRISO.