QOFNA MA BADQABO ILAA IYO QOF KASTA…
Magaaladda Antalya ee dhacda koonfurta dalka Turkiga ayaa waxaa maanta ka furmay shir weyn oo eey ka qeybgelaayaan toban iyo laba madaxweyne,afartan iyo seddex wasiir arrimo dibadeed,afar madaxweynayaal hore,wakiilo hayadaha caalamiga ah,waxgarad,aqoonyahano iyo madax siyaasadda dibadda ee yurub Mr.Josep Borell.XIGASHO ANADOLU.