SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QOF KA BADBAADAY DIYAARADI KU DHACDAY..

DIYAARADII KU DHACDAY HARADA VICTORIA.

(DAR ES SALAAM)-Qof 45-jir ah kana mid ah dadkii ka badbaaday diyaaradii ku dhacday harada Victoria ee dalka Tanzania ayaa waxa uu ka hadlay sababta keentay in diyaarada ku dhacdo harada Victoria wax uuna sheegay ninkaa ka hadlay dhacdadii xanuunka badneed inuu jiray jawi aad xun uuna socday roob xoog badan kaaso sababay in duuliyihii diyaaradda ka marin habaabo wadadii uu marin lahaay diyaaradda,mashaqadaa dhacday ayaa la sheegaa ineey ku naf waayeen dad gaaraayo ilaa 19-qofood.

ISHA WAR AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.