SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QIIMAHA GAS-KA MARAYKANKA OO HOOS….

GAASKA.

(USA)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa waxa uu yeeri doonaa aqalka koongareeska Maraykanka maanta oo Arbaca ah taasoo uu kaga dalban doono in si ku meel gaar ah loo baabi’iyo canshuurta eey dawladda dhexe ka qaado Gaaska(Bansiinka,Naftada),waxa uuna Madaxweyne Biden isku dayi doonaa inuu si xoog ah ku istaajiyo codeeyeyaasha ka caraysan sicirka shidaalka ee u kordhay sida mawjadii. Hadalka uu Madaxweyne Biden galabta oo Arbaca ah u jeedinn doono aqalka koongareeska ayaa la filaa in Biden weydiisan doono in la hakiyo canshuurta eey gaaska ka qaado dawladda dhexe taaso ugu dhawaad dhan 18-Cents halkii Gaaloon(3.785)Liter oo bansiin ah halka Naftada tahay 24-Cents halkii gaaloon,mudada loo qabtay ineey ku eg tahay canshuur dhaafka ayaa ku eg bisha Sebtembar-2023-ka.

ISHA WARKA GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AkHRISO.