SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QAXOOTIGA SUURIYA OO DIB LOOGU…

QAXOOTIGA REER SUURIYA EE DALALKA LIBNAANIYO URDUN JOOGA.

(ISTAMBUL)-Tira qaxooti reer Suuriya ah ayaa lagu wadaa ineey dib ugu laabtaan dalkoodii hooyo ee Suuriya ayagoo ka soo laabanayo dalalka Libnaan iyo Urdun oo deris la ah dalka Suuriya balse arrintaan ayaa waxaa ku yimid dib u dhac,Madaxweyne Bashaar Al-Asad ayaa wax uu heshiis ku saabsan dib u soocelinta qaxootiga dadka u dhahsy Suuriya la galay dalalka Libnaan iyo Urdun sannadkii 2019-kii. Xarunta darasaadka iyo istaraatiijiyadda ee Camraan ee saldhigeedu yahay Istambuul ayaa sheegay in sannadkii 2019-kii la celiyey 52-kun inkasto 10-kun ilaa 20-kun la celiyey inta u dhexeysay 2020-kii ilaa 2022-ka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.