SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QAXOOTI KA BANAANBAXAY..

TEENDHOOYINKA QAXOOTIGA HOLLAND.

(PARIS)-Tobaneeyo qofood oo megangalyo doon ah oo caraysan ayaa maalintii shalay ahayd waxa eey isugu soo bexeen xarunta weyn ee lagu soo dhaweeyo dadka qaxootiga ah kuna taalo xaafadda Ter Apel ee waqooyiga dalka Holland,waxa eey ka cabanayaan kana soo horjeedaan dib u dhaca ku yimid codsiyadooda megangalyo doonka ah iyo degaanada ku meel gaarka ah eey ku sugan yihiin.Qaxootiga ayaa laga jaray jidkii ku meel gaarka ahaay una dhexeeyey dalalka Jarmalka iyo Holland si loo so jiito xaaladda dareenkooda ka dib markii la dejiyey Teendhooyin todobaadyo ka hor meel ku dhaw xarumaha qaxootiga waayo waxaa dib u dhacay in la siiyo meel eey ku noolaadaan.

ISHA WARKAMEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.