SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QAREENKA SHAMIM BENJUM OO SHEEGAY…

SHAMIM.

(LONDON)-Qareenka u doodaayo shamim Benjum ayaa ugu baaqay xukuumadda Ingiriiska ineey dib ugu celiso dhashadeedii Ingiriiska maanta oo Isniin ah,qareenka ayaa intaas raaciyey in Shamim dhibane u tahay kuwa dadka tahriibiyo. Shamim ayaa ka safartay dalka Ingiriiska ayadoo jirta 15-sano waxa eyna u safartay dalka Suuriya gaar ahaan dhulka ey maamusho kooxda Daacish sannadkii 2015-kii,waxaane Shamim safarkaas ku wehliyey laba gabdhood oo kale kuwaaso arday ka ahaay dugsi ku yaalo bariga magaaladda London.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.