SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QAREENAD XISBI OO LAGU GANAAAY LACAG DHAN……

Qareeanad ku sugan gobolka Minnesota ee dalka Maraykan ayaa lagu ganaaxay lacag dhan toban kun oo doolar($10,000) ka dib markii eey saxiixday dad codeeynaayey waqtigii eey dheceeysay doorashada dalka Maraykanka sannadkii hore 2020-ka,waane kiis samayntiisa looga soo horjeeday masuuliyiinta xisbiga Dimuqaraadiga ee gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka kuwaasoo eey ka mid tahay wakiil Ilhan Cumar ayagoo aan waxba ka ogayn loogana fasax qaadan.

Qareenada Susan Shogren ayaa waxaa ciqaabtay maxkamad gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka maalintii Jimcaha-26/3/2021-ka,ka dib markii qareenad Susan khiyaaneeysay cod bixiyeyaasha magacyadooda dhibane u ah ayadda ayaa waxa eey Susan ka gudbiyeen shan dacwo oo ujeedkeedu yahay in dib loogu taabto natiijadii doorashada ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.XIGASHO NEWSWEEK.

RIIX HALKAAN.