SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QARAX KA DHACAY MANDHEERA-KENYA.

(SAWIRKA)-GOOBTA QARAXA KA DHACAY MANDHEERA.

(NAIROBI-KENYA)-Sarkaal ka tirsan booliska xadka Kenya ayaa ku dhintay maanta oo Khamiis ah halka laba kalane ey dhaawacmeen weerar bambaano loo adeegsaday xilli lagu gudah jiray kormeerka shandadaha caadiga ah,sidaas waxaa sheegay maamulka degaanka. Shilkan oo ahaay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu soo dhex qariyey gaari dameer ayaa ka dhacay magaaladda Mandheera cirifkeeda waqooyi-bari ee dalka Kenya oo xuduud la leh labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya dhanka bari. War ka soo baxay booliska ayaa lagu sheegay in walxaha qarxa lagu xiray gaariga waxaane ciidamadda oo ku hawlanaay sidii loo ilaalin lahaay xuduudaha ey baarayeen boorsooyinka markii u dhacaayey qaraxa. Gudoomiyah degaanka Mandheera Amos Mariba ayaa sheegtay in gacanta ey ku haysay labada dameer eysan ku qaban wax qarax ah. “Shaqaalaha dameerka la socday ayaa ka booday dameerka ka hor inta uusan qalabku ku qarxin barta laga gudbo”Mariba ayaa sidaas xustay.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.