SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QARAMADA OO SHEEGTAY…

DAACISH.

(UN)- Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Talaado ah sheegay in Daacish iyo kooxda Al-Qaacida ineey handadaad ku haayaan dhulalka eey ka jiraan iska hor imaadyada iyo dalalka la deriska ah,waxaane looga digaa wadamadda eey ka jiraan iska hor imaadyada ineey kooxahaan ku kobcaan waxa eeyna awood u yeelan karaan ineey ka fuliyaan hawlgalo aragagixiso meel kasta oo adduunka ka mida ah haddii eeysan guulaysan karayn.Warbixin aad u balaaran uu soo saaray golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayey khubaradu ku sheegeen in Daacish iyo Al-Qaacida dhulka eey ka hawlgalaan ee aadka u balaaran ineey tahay Qaarada Afrika,bartamaha,bariga iyo koonfurta Asiya marka lagu daro Suuriya iyo Ciraaq.

ISHA WARKA CNN.

HALKAAN KA SII AKHRI.