SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QADAR OO LAGU EDEYEY JIRDIL.

PROF.LUQMAAN.

(AUSTRALIA)-Prof.reer Australia ah laguna daray liiska argagixisda dalka Australia loona diiday inuu dib ugu soo laabto dalka Australia ayaa sheegay inuu dareemaayo”Khiyaano ama daacad la’aan iyo in laga musaafuriyey dal uu uu ugu yeeray gurigiisa ka dib markii dalka Qadar uu ku edeyey inuu yahay dembile lana jirdilay”. Prof.Luqmaan Dhalib ayaa sheegay inuu ku xirnaay dalka Qadar isaga iyo wiilkiisa Ismaaciil muddo dhan shan bilood,waxa uuna Prof.Luqmaan sheegay in loo gaystay Jirdil iyo Aflagaado.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.