SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

QAARADA AFRIKA WAXAA LA DHACAY TODOBO AFGEMBI MUDDO DHAN…

(SAWIRKA)-AFGEMBIGII DALKA GABOON.

(NAIROBI)-Qaaradda Afrika waxaa soo maray todobo Afgembi marka laga soo bilaabo bishii Agoosto-2020-kii ka hor intey saraakiil military sheeganin Arbacadii shalay ahayd iney xabsi guri ka dhigeen Madaxweynihii dalka Gaboon Cali Boongo. NIGER-2023: 26/8/23-ka ayaa xubno ka tirsan ilaaladda Madaxtooyada waxa ey xukunkii ka rideen Madaxweyne Maxamed Bazoum kaaso la doortay sannadkii 2021-kii waxaane xukunka Niger kala wareegay Gen.C/raxmane Tiani kaaso ahaay Madaxa ilaalada Madaxtooyada dalka Niger. 10/8/23-ka ururka ECOWAS eyna ku bahoobeen wadamadda Galbeedka Afrika ayaa ogolaaday iney dalka Niger u diraan ciidamo dib xukunka ugu soo celiyo Madaxweynihii dastuuriga ahaay laakinse waxa ey weli raadinayaan xal siyaasadeed. Taliyeyaasha la wareegay talada dalka Niger ayaa soo jeediyey in dalka Niger uu ku jiri doono xukun ku meel gaar ah kana badnaan doonin muddo seddex sano ah waxaane xukunka laga celin doonaa gacanta xukuumad rayid ah.

ISHA/AFRICA.

HALKAN KA SI AKHRISO.