QAALI INGIRIIS AH OO JOOJIYEY…
BANAANBAXAYAAL.
(UK)-Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday maanta oo Arbaca ah ineey isku duba rideyso dhawr dulimaad oo lagu daabulaayo dadka megengalyo doonka ah kana kala yimid adduunka dacaladiisa lana geyn doono dalka Rwanda,ka dib markii uu daqiiqadihii ugu dambeeyey u qaali hakiyey duulimaadkii ugu horeeyey kuna socday dalkaasi Rwanda waxaane hakintaas loo sababeyey muran siyaasadeed fara badan oo hareeyey arrintaan.Wasiiradda arrimaha gudaha ee dalka Ingiriiska ahne shaqsiga dabbada ka riixaayo arrintaan dadka lagu geeynaayo Rwanda ayaa tiri”Diyaarinta duulimaadka xiga hadda ayaan diyaarinaynaa” waane hadal u muuqdo ineey ka carootay hakinti la gelyey duulimaadkii maanta.
ISHA WARKA AP.