SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

PUNTLAND XAGEY KU SOCOTAA?

DENI IYO MUCAARADKISA.

(GARAWE)-Dawlad Goboleedka Puntland ee uu Madaxweynaha ka yahay Siciid C/laahi Deni ayaa xilkiisa waxaa ka harsan oo kaliyah seddex bilood,waxaane maamulkaasi lagu wadaa iney doorasho ka dhacdo 8/1/24-ka,Maxaa ka soo kordhay Puntland? Madaxweyne Deni iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Md.C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa damac weyn waxa uu uga jiraa iney sameystaan muddo kororsi dhan laba sano oo ka bilaabanayso Janaayo-2024-ka,arrintaan ayaa waxaa ka biya diidsan siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ee uu horboodaayo Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda DFS Md.Axmed Ciise Cawad,waxaane dhawr bilood ka hor caasimadda Garawe ka dhacay dagaal aan waxba la isula harin eyna ku dhinteen dad fara badan oo isugu jira ciidamadii dagaalamay iyo dad shacab ah welina ma muuqato in MW-Deni iyo kooxdiisa uu u horeeyo Gudoomiye Jeeb ku jire C/rashiid ka waantoobayaan muddo kororsi aan sharci ahayn balse la arki doonee natiija laga dhaxlo arrinkaas.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.