PUNTLAND XAGEY GEEDI U TAHAY?
SAWIRKA DENI,ASAD IYO JEBIYE.
(GARAWE)-Maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka soo ifbaxay arrimo siyaasadeed oo aad isaga soo horjeedo waxaane arrinkaan uu salka ku hayaa doorashooyinka goloyaasha degaanka ee maamulkaas taaso lagu wado in la qabto 25/5/23-ka,doorashadaan ayaa waxaa ka biya diidsan siyaasiyiin miisan culus ku leh hogaanka Puntland sida Madaxweynihii hore ee Puntland hadana ah Senitar ka tirsan Aqalka Sare ee BJF Soomaaliya Mudane C/raxmaan Faroole. Dhinaca kale,maamulka uu hogaamiyo Deni ee Puntland ayaa hadda faraha kula jiro arrimo culus oo keeni kara dagaal faraha looga gubto oo dhexmara beelaha wada dego maamulkaasi Puntland tusaale ahaan magaalooyinka Garawe iyo Boosaaso ayaa ah kuwa aan lagala dhacsaneyn sida wax u socdaan. Hadaba Warsidaha THE HORN EXAMINAR ayaa wax ka qoray ismaan dhaafka ka taagan Puntland iyo sida ey mustaqbalka wax noqon karaan.
ISHA WARKA HORN EXAMINAR.