PARIS OO LAGU QABTAY TUUGA DHAC HEYSATAY.
Ciidamadda booliska ee magaaladda Paris ee dalka Faransiiska ayaa gacanta ku dhigay seddex qofood oo lagu tuhmaayo ineey geysteen dhac hubaysan(Armed Rbbery) ka dib markii eey rasaas ku fureen gaari eey wateen raga la tuhmaayo oo baxsad ah,ragaan ayaa waqtigaas waxa eey wateen Dahab eey ka soo dheceen dukaan uu iska leeyahay qof u dhashay dalka Bulgaariya kuna yaalo caasimadda Paris maanta oo Talaado ah(7/9/2021)-ka,Dahabka eey soo dheceen ragaan tuugta ah ayaa lagu qiimeeyey toban milyan oo lacagta Yuurada ah(Euro-10-milyan) una dhiganta toban iyo laba milyan oo doolar($12-milayn).XIGASHO REUTERS.