SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

PAKISTAN:MALEESHIYA WEERARTAY XERO CIIDAN.

CIIDAMADDA DALKA PAKISTAN.

(KARACHI-PAKISTAN)-Ugu yaraan seddex iyo toban qofood ey ku jiraan lix askeri oo ka tirsan ciidamadda dalka Pakistan iyo qaar badan oo ka tirsan kuwii soo qaaday weerarka ayaa intuba ku geeriyooday weerar dhacay caawa ka dib markii koox maleeshiya ah ey weerar ku qaadeen xero ciidan degan yihiin waxa eyna maleeshiyaadku afduubeen qoysaska askartii deganeed xerada sidaas waxaa sheegay mileteriga dalka Pakistan.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.