SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

OGOW SHAN WAXYAABOOD OO KU SAABSAN DHIBAATOOYINKA SIYAASADDA SOOMAALIYA

Wakaaladda wararka AFP ayaa waxa eey ka hadashay dhibttoyinka siyaasadeed ee ka taagan soomaliya waqtigaan,wakaaladda ayaa ku soo koobtay dhibaatooyinka siyaasadeed ee soomaaliya shan waxyaabood oo kala ah:

1-Qeybsan Dalka soomaaliya.

2-Isirka Qabiilka.

3-Dhibaatadda Doorashada.

4-Cabsi iyo Isaaminid La’aan.

5- Dhinac walba ka soo xirmida siyaasadda.

wakaaladda AFP waxa eey qoto dheer u kala dhigtay shantaan qodob iyo mid walba uu raad ugu leeyahay arrimaha soomaaliya ee waqtigaan taagan. XIGASHO YAHOO NEWS.

RIIX HALKAAN.