SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Musharax Madaxweyne oo nidar ku maray inuu la dagaalami musuqa iyo alshabaab.

Hogaamiye abshir aadan Ferro waa ganacasade soomaali-faransiis ah waxa uuna codsaday in waqtiga loo kordhiyo baarlamaanka hadda jira si dalka looga badbaadiyo inuusan gacanta u gelin kooxda alshabaab,dhinaca kale Abshir ayaa waxaa wareysi la yeeshay raadiyaha faransiiska ee caalamaiga ah(RFI) waxa uuna wareysigaas ku xusay arrimo aad muhiim ugu ah doorashadda dalka ku soo fool leh tusaale ahaan waxa uu sheegay Abshir in xildhibaanadda cusub eey soo xuli doonaan ergooyin ka socdo qabiiladda soomaaliyeed ergooyinkaas ayaa xildhibaanadda ku soo xulan doono lacag,xildhibaan kastane waxa uu lacagtii uga baxday eragadii soo xushay waa miduu uga fadhiyo musharixiinta madaxweyne ineey siiyaan,taasine waa mid dhacday hadane dhici karta. XIGASHO ALLAFRICA.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA.