NINKII DILAY MUSLIMIINTA OO MAXKAMAD KA SOO…
MAXAMED SAYID.
(ALBUQUERQUE)-Dalka Maraykanka waxaa ka dhacay dil loo gaystay dad Muslimiin ah dilka ayaa u dhacay siyaaba kala gedisan balse waxa uu dilka ka dhacay hal meel kana tirsan New Mexico,hadaba garyaqaan u doodaayey ninkii loo soo qabtay inuu gaystay dilkaasi oo ahaay qaxooti ka soo jeedo dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in maanta oo Jimca ah la hor keenay maxkamadda si loo dhegaysto dacwadda loo haysto. Maxamed Sayid oo 51-jir ah ayaa ku eedeysan seddex dembi oo dil ah waxaane la cadeeyey in ninkaan gaystay dilka afar qofood oo Muslim ah.
ISHA WARKA AA.