SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NINKI WEERARKA KA GEYSTAY TANZANIA OO LA OGAADAY INUU YAHAY….

Shan iyo labaatankii bishii hore ee Agoosto(25/8/2021)-ka waxaa caasimadda dalka Tanzania ee Daarasalaam gaar ahaan agagaarka halka eey degan yihiin safaradaha Faransiiska,Kenya iyo Jabaan ayaa waxaa ka dhacay weerar uu geeystay nin ku hubaystnaay laba qoray nuuca loo yaqaano AK47-ka,weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay seddex askeri oo ka tirsan ciidamadda amaanka dalka Tanzania iyo iyo qof waardiya ahaay,ciidamadda amaanka ayaana ku guulaystay ineey dilaan shaqsigii soo qaaday weerarka kaaso lagu magacaabi jiray Xamsa Maxamed oo labaatan iyo dhawr jir ahaay,hadaba baarayaasha weerarkaas ayaa maanta soo saaray warbixin la xiriirta ninka gaystay weerarka(XAMSA),baarayaasha ayaa sheegay in Xamsa ahaay nin internet-ka eey leeyihiin kooxaha aragagixisada sida Alshabaab iyo ISIS wax ka soo bartay sidaas darteedna uu u qaaday weerarka.XIGASHO DAILY NATION.

RIIX HALKAAN.