SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NIN WEERARAY XAFIISKA FBI-DA.

DHISMAHA FBI-DA

(OHIO)-Lixdii Janaayo ee sannadkaan-2022-ka waxaa xoog lagu galay aqalka eey fariistaan koongareeska dalka Maraykanka waxaane weli socoto dacwadda loo haystoo dadkaasi galay aqalka Koongrees-ka. Inta badan dadka galay aqalka ayaa ah taageerayaasha Trump waxa eeyna ka caraysnaayeen natiijaddii ka soo baxday doorashaddii dhacday Nofeembar-2020-ka. Hadaba dhawr maalin waqti hadda laga joogo ayaa hayadda FBI-da waxa eey galeen guriga Trump ee gobolka California ayagoo halkaas ka sameeyey baaritaan waxaane arrintaan qeyla dhaan ka keenay Trump iyo taageerayaashiisa waxaane maanta oo khamiis ah dhacday arrin lala xiriirinaayo ineey sameeyeen taageerayaasha Trump oo waxaa la weeraray xafiiska FBI-da ee magaaladda Cincinaati ee gobolka Ohio dalkaasi Maraykanka,nin hubaysan ayaana la soo sheegay inuu gaystay weerarka balse isagii la dilay waxaane hakad uu ku yimid isu socdka gaadiidka ee magaaladda Cincinati ee gobolka Ohio.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.