NIN U DHASHAY JARMALKA OO LAGU XIRAY MOMBASA.
(MOMBASA):Nin u dhashay dalka Jarmalka lana yiraahdo HANS-DIETER WILHEM SCHWING ayey qabteen ciidamadda la dagaalanka argagixisadda ee dalka Kenya(ATPU) gudaha magaaladda MOMBASA,ciidamadda ayaa Hans ku tuhmaayo inuu argagixisada u fududeeyo ineey shirkadihiisa ka helaan dhaqaale.Ninkaan ayey ciidamadu u malaynaayaan inuu xiriir la leeyahay dad aan u dhalan dalka Kenya kuna suga gudaha magaaladda MOMBASA,waxaane dhici karta ayey yiraahdeen ciidamadda in dadka uu la xiriiro Hans eeysan haysan wax sharci ah oo eey ku joogaan dalka Kenya.XIGASHO DAILY NATION.