SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NIN TOOGTAY EEY OO LAGU XUKUMAY….

BULLDOG.

(LOS ANGELS)-Marka aad aragtid cinwaanka waxa aad is leedahay ma dhici karto arrintaan waayo dalka Soomaaliya dad nool ayaa lagu dilaa hadane looma maxkamadeeyo cidii gaysatay dilkaas laakinse arrintaan ayaan ka dhicin Soomaaliya. Nin ayaa toogtay oo dhaawacay EEy ey iska leedahay Fanaanada caanka ah ee Lady Gaga waqti uu ninka gaystay toogashada rabay inuu xado EEyga Lady Gaga oo laga keenay dalka Faransiiska. Toogashada ayaa waxa ey dhacda sannnadkii hore 2021-kii ninka gaystayne waxaa lagu xukumay 21-sano oo xarig ah maanta oo Isniin ah,sidaas waxaa sheegay masuuliyiinta degmada Los Angels ee dalkaasi Maraykanka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.