SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NIN TALYAANIGU RAADINAAYEY OO LAGU XIRAY DUBAI.

Nin eey dawladda talyaaniga raadinaysay in mudda ah kuna eedeysnaay inuu yahay nin lagu tuhmaayo inuu yahay nin daroogada isaga gudbiyo dawladdaha caalamka,ninkaan ayaa suuqa madaw waxa uu ka iibsaday sawir gacmeed aad qaali u ah balse la soo xaday ayaa afartii bishaan agoosto-2021-ka lagu xiray magaaladda Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta. Raffaelle Imperiale oo ah ninka ku eedeysan inuu yahay boqorka daroogadda oo degan Naple Comore ayaa ah nin isaga iyo raga la shaqeeysto yihiin kuwa gala dembiyo habaysan,booliska Talyaaniga iyo booliska la dagaalamo dembiyadda lagu galo lacagta ayaa soo wada saaray qoraal wadajir ah eey kaga hadlaayaan ninkaan lagu xiray Imaaraatka. XIGASHO THE GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.