NIN TALYAANI AH OO KU XIRAN IMAARAATKA…
GANACSIGA GAASKA.
(DUBAI)-Nin u dhashay dalka Talyaaniga oo la shirqoolay ayaa muddo lix bilood ah ku xiran qol aad u yar oo ku dhex yaalo safaaradda dalka Talyaaniga ee dalkaasi Imaaraatka Carabta Midoobay(UAE),ninkaan ayaa sheegay inuu dhibane u yahay labada dal ee Talyaaniga iyo Imaaraatka Carabta Midoobay, waxa uuna codsi u dirsaday Reysal Wasaaradda dalka Talyaaniga Giorgia Meloni si dib loogu celiyo dalkiisa hooyo ee Talyaaniga.
ISHA WARKAAA.