SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NIN JARMAL AH OO LAGU XIRAY IRAAN.

IRAAN OO XIRTAY NIN JARMAL AH.

(TEHRAN)-Nin u dhashay dalka Jarmal ayey xireen hayadaha amaanka dalka Iaraan ka dib markii lagu qabtay isaga oo sawiro ka qaadanaayo goob laga qodo shidaalka kuna taalo koonfur galbeed ee gobolka Khuzestan. Wargayska Jam-e Jam kana tirsan warbaahinta taageerto dawladda Iraan ayaa soo tebiyey maanta oo Talaado ah in ninka u dhashay dalka Jarmalka ee la xiray uu sawiranaayey goob laga qodo shidaalka lana yiraahdo Agajari ee magaaladda Omidiyeh,magaaladaan ayaa hodan ku ah shidaalka uu dhoofiyo dalka Iraan waxa eyna ku taalaa gobolka Khuzestan waxa eyna saaran tahay xuduuda ey Iraan la leedahay dalka Ciraaq.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.