SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NEW ZEALAND OO WAX KA QABANAYSA..

REYSAL WASAARADDA NEW ZEALAND.

(NEW ZEALAND)-Dalka New Zealand ayaa waxa uu bilaabay maanta oo Jimca ah inuu sameeyo xarun si dhaba u baarta kana hortagta,lana xisaabtanta kuwa sameeyo ficilada xagjirnimada ah. War eey soo saartay Reysal Wasaaradda dalkaas New Zealand Jacind Ardern ayey ku sheegtay in xukuumadeeda fulinayso dhammaan waxyaabaha lagula taliyo golaha boqortooyada si loo baaro weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Masjid Al-nuur kuna yaalo Chrischurch sannadkii 2019-kii. Weearka araggixiso ee lagu qaaday Masjidka Al-Nuur ayaa waxaa filyey nin cadiin ah oo cunsuri ah una dhashay dalka Australia lana yiraahdo Brenton Tarrant, ninkaan ayaa weerarkiisa waxa uu ku dilay dad gaaraayo 51-qofood waxa uuna ku dhaawacay dad dhan 40-qofood waqti eey dukanaayeen salaadii jimcaha.

ISHA WARKA ANADOLU.

HALKAAN KA SII ALKHRISO.