SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NEW ZEALAN OO ARAGAGIXISO U AQOONSATAY URUR KA JIRA..

WASIIRKA BOOLISK NEW ZEALAND.

(NEW ZEALAND)-Xukuumadda New Zealand ayaa shaaca ka qaaday ineey kooxda Midigta Fog ee dalkasi Maraykanka(PROUD BOYS IYO THE BASE) yihiin ururo argagixiso,labadaan kooxood iyo 18-kooxood oo kale uuna ku jiro ururka Daacish ayuu dalka New Zealand u aqoonsaday ineey yihiin argagixiso,waxayna dalka New Zealand ka yihiin kuwa eey sharci daro tahay maalgelintooda,ka mid noqoshadooda iyo askar u qoridooda waane iney xukuumadda New Zealand talaabo ka qaadaa dhammaan kooxahaas.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.