NANCY PELOSI OO LA WEERARAY ODAYGEEDII.
HOYGA PELOSI.
(WASHINGTON)-Dad aan loo ogolayn ineey galaan guriga uu degan yahay Paul Pelosi ayaa waxa eey weerareen hoyga afhayeenka aqalka wakiiladda dalka Maraykanka,Nancy Pelosi odaygeeda Paul Pelosi hoyga uu ka degan yahay magaaladda san Francisco ee gobolka Kalifoorniya ayagoo raadinaayo hogaamiyaha Xisbiga Dimuqaraadiga haweeneyda la yiraahdo Nancy Pelosi,waxa eyna ku qeylinaayeen”Aawday Nancy,Aawday Nancy” ka hor inta eysan ku qaadin weerar kedis ah odayga Pelosi lana dhicin Buris.Dadkaan gaystay weerarka kuna qeylinaayey Aawday Pelosi ayaa loo malaynayaa ineey yihiin taagerrayaasha Trump ee sameeyey gadoogkii dhacay Janaayo-6-2021-kii kuwaaso xoog ku galay aqalka Capital Hill waxa eyna waqtigaas isku dayaayeen ineey joojiyaan baadigoobka doorahsada Madaxweyne Joe Biden. Paul oo ah odayga Pelosi ayaa lagu qaaday weerar kedis ah waane la garaacay marar kala gedisan si kedis ah,waxaane la jebiyey guriga Nancy Pelosi horaantii maanta oo Jimca ah.
ISHA WARAN AP.