SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

NABADDA MUQDISHO MAXAY KAAGA DHIGAN TAHAY?

(SAWIRKA)-MUUQAALKA CAASIMADDA MUQDISHO.

(MUQDISHO)-Tan iyo markii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15/5/23-ka lana magacaabay Reysal Wasaare Xamsa Cabdi Barre caasimadda Muqdisho waxa ey gashay jawi ka gedisan midkii ey horay ugu jirtay ee ahaay dilal Qorsheysan oo loo gaysanaayo Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan sida Xildhibaanada,Wasiiradda,Saraakiisha ciidamadda iyo dhammaan shaqaalaha kale. In loo helo Amni caasimadda ayaa ah mid aan sahlanayn waayo kooxaha Argagixisada(Daacish iyo Alshabaab) ayaa ah kuwa ku dhex milmay bulshada magaaladda Muqdisho muddo aad u fog kana badan toban sano,samaynta ciidamo isku dhafka ah loona xil saaray xasilinta Amniga caasimadda Muqdisho ayaa gaaray guulo loo wada riyaaqay ka dib markii ey caasimadda u diideen iney soo galaan Qraxyo laga soo geliyo labada Shabeele.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.