SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MW-XASAN SHEEKH OO TABABAR U SOO XIRAY…

(SAWIRKA)-MW-XASAN IYO WASIIR C/QAADIR.

(MUQDISHO)-Wararka ka imaanyo caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud uu maanta dugsiga tababaradda ciidamadda GORGOR ee Turksom uu kaga qeybgalay munaasabad lagu dhaarinaayey Urur cusub oo ka mid noqonaayo ciidamadda GORGOR oo tababar loo soo gababageeyey. MW-Xasan ayaa ciidamadda ku booriyey kulana dardaarmay iney ka dhabeeyaan dhaartood daacadne u noqdaan dalkooda hooyo iyo iney u diyaar garoobaan sidii cadawga loog sifeyn lahaay dalka Soomaaliya. Dhinaca kale,ciidamadda GORGOR oo uu tababaro dalka Turkiga iyo Ciidamadda DANAB ee uu tababaro dalka Marykanka ayaa ah ciidamo haysta tababar aad u xoogan eyna si aad ah uga baqaan kooxaha Argagixisada Geeska Afrika sida AL-Qaacidda.

ISHA/CASIMADA.

HALKAN KA AKHRI.