MW-XASAN OO KA QEYBGALAY KULAN DADWEYNE.
(SAWIRKA)-MADASHII CAAWA EE MUQDISHO.
(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo caasimadda Jamhuuryadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaayo in Madaxweynaha Jamhuuriyadda FDS Md.Xasan Sheekh Maxamuud uu caawa Muqdisho kaga qeybgalay Madal Kulan dadweyne ah,ujeedka kulanka ayaa ahaay in Madaxweyne Xasan ey waraystaan su’aalana ey weydiiyaan aqoonyahanada da’ayarta ah kuna sugan gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwooda jooga Caasimadda Muqdisho. MW-Xasan ayaa wajahay su’aalo aad u daga lana xiriira DFS gaar ahaan su’aalaha la weydiiyey MW-Xasan ayaa u badnaay dhinacyada Dagaalka Alshabaab,Caafimaadka,Waxbarashada iyo Mushaaraadka ciidamadda la siiyo oo aad u yar iyo Xildhibaanadda oo kordhistay Mushaarkooda,dhammaan su’aalahaasi iyo kuwa kale oo aad u fara badan ayuu si xigmadeysan uga jawaabay MW-Xasan Sheekh. Fadlan Click-garey Link-ga hoose si aad u dhegaysatid.
ISHA/CAASIMADDA.