MW-XASAN OO FURAY SHIRKA HOOGSIGA 2060-KA.
(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH MAXAMUUD.
(MUQDISHO)-Wararka aan ka helo caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta oo Isniin ah uu daahfuray Hiigsiga Soomaaliya ee sannadka 2060-ka,barnaamijkaan ayaa saldhig u ah horumarinta nolosha,xoreynta iyo Xasilinta,dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha iyo dawladnimada dalkeyna. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiinta ka tirsan golayaasha dawladda,wakiiladda beesha caalamka iyo Ururada Bulshada Rayidka ah,muanaasabadda ayaa lagu soo bandhigay Qorshyaasha Mudaysan ee horyaalo shacabka iyo dawladda Soomaaliyeed.
ISHA/CAASIMADA.