SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MW-XASAN IYO WAFDIGIISA OO SOO GAARAY….

MW-XASAN OO LA HADLAAYO CIIDAMADAD XDS IYO CIIDAMADDA DEGAANKA MASAAJID CALI-GUDUUD.

(CADALE)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu weli ku guda jiraa booqashadiisii uu ku maraayey degaanada laga saaray kooxda Alshabaab kana tirsan Gobolka Shabeeladda Dhexe ee maamulka H/shabeel. Horaantii maanta ayuu MW-Xasan waxa uu soo booqday Degaanka NUUR-DUGLE kuna dhaw degmada Aadan Yabaal waxa uuna MW-Xasan iyo wafdigiisa ey soo gaareen degaanka Masaajid Cali-Guduud ee hoostaga degmada taariikhiga ah ee Cadale kana tirsan gobolka Shabeelada dhexe,Mw-Xasan ayaa waxa uu gacan qaaday ciidamadii iyo xoogagii degaanka iskana saaray Alshabaab waxa uuna u sheegay in degaanada dhimana laga saaro Alshabaab si maamulka Hirshabeele u noqdo maamul laga nadiifiyey kooxda Alshabaab.Madaxweynaha Hirhsabeele Cali Xuseen Guudlaawe iyo gudoomiyaha Gobolka Shabeeladda Dhexe Axmed Faal ayaa ka warbixyey degaanada laga xureeyey Alshabaab.

ISHA WARKA WARQAAD.

HALKAAN KA SII KHRI.