SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MW-XASAN: “DOOD DAMBE KAMA FURNA DASTUURKA”.

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA HADLAY XAFLADDA CALEEMA SAARKA DENI.

(GARAWE)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadeeyey ineysan dood dambe ka furnayn Dastuurka dalka Soomaaliya waxa uuna MW-Xasan si aad ah u difaacay go’aankii ey shalay labad Aqal ee Baarlamaank Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku ansixiyeen Habraac wax ka bedelka Dastuurka dalka Soomaaliya. Mw-Xasan ayaa sheegay in wax ka bedelka Dastuurka uu soconayo ilaa laga gaaraayo in loo qaado Afti Dadweyne,MW-Xasan ayaa sheegay in dawladiisu diyaar u tahay iney kala tashato cid kasta ey quseyso qadiyadaha taabanaayo Masiir dalka Soomaaliya,waxa uuna tilmaamay in Dastuurka Soomaaliya inuusan khilaaf ka taagneyn balse loo baahan yahay in laga heshiiyo arrimaha siyaasadda.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.