MW-DENI OO PUNTLAND U JIHEYEY DAGAAL.
(SAWIRKA)-MUCAARADKA PUNTLAND.
(GARAWE)-Shalay gelinkii dambe ayey Gudiga Xallinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Baarlamaanka Puntland waxa ey soo saareen liiska Xildhibaanada cusub uu yeelanaayo maamulka Puntland 2024/2029-ka,tirada Xildhibaanadaan ayaa ah 66-Xildhibaan halkii laga rabay iney ahaadaan 49-Xildhibaan waayo waxaa maamulka Puntland isaga baxay SSC-Khatumo oo ey ka imaanayeen 17-Xildhibaan. MW-Deni oo soo magacaabay Gudiga ayaa si iskiis ah waxa uu la yimid 17-Xildhibaan oo buuxiya booskii ey baneeyeen reer SSC-Khatumo arrintaan ayaa waxaa ka biya diiday Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Puntland waxa eyna soo saaree War Saxaafadeed ey ku shegayaan Mawqifkooda ku aadan 66-Xildhibaan ee la shaaciyey magacyadooda.
ISHA/CAASIMADDA.