SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MW-DENI IYO KU XIGEENKIISA KARAASH MAXAA…

(SAWIRKA)-DENI IYO KARAASH.

(GARAWE)-Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka taagneed dhibaato dhinaca Doorashada ah,MW-Deni waa uu ka tanaasulay mawqifkiisii Doorashada ee ahaay Qof iyo Cod waxa uuna ogolaadya in Puntland ey ka dhacdo Doorasho la mid ah midii isaga lagu soo doortay ee ahayd Doorasho Baarlamaani ah lana soo xulo 66-dii Xildhibaan,MW-Deni ayaa maalintii shalay waxa uu soo saaray Qoraal uu ku magacabayo Gudi xalinta iyo Khilaafaadka hadaba gudigaan ayaa waxaa ka horyimid Madaxweyen ku xigeenka iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland. Hadaba Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Md.Axmed Cilmi Cismaan”Karaash’ ayaa soo saaray Qoraal uu ku cadaynaayo in wax wada tashi ah aan lagala sameeyn magacaabista Gudiga Xalinta Khilaafaadka Puntland ee Doorashada 2024-ka,waxa uuna Md.Karaash sheegay in Magacaabista uu sameeyey MW-Deni aan loo raacin wax habraac ah.

ISHA/PUNTLAND POST.

HALKAN KA SI AKHRISO.