SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MUSTAQBALKA DHAALIBAAN IYO DAWLADAHA BARIGA DHEXE.

Waxaa caalamka oo dhan uu ka hadlaa halka eey kala istagi doonaan wadamadda taageeray Dhaalibaan ee bariga dhexe iyo xaalka maanta eey Afgaanistaan taagan tahay ma is qaban karaan mase waa lagu kala boodi doonaa anagoo og in wadamadii taageeray Dhaalibaan uu horboodaayey Sacuudiga Dhalibaanta mantana eey faraqa ugu jirto Qadar,Maraykankana waxaa ka go’an in Afgaanistaan hooy u noqon aragagixisadda sida Alqaacida iyo ISIS,Bakistaan oo deris la ah Afgaanistaan wa dalka ugu xooga badan dhinaca raad ku yeelashada arrimaha Afgaanistaan maanta,dalalka Iraan,Shiinaha shalay waa eey garab taagnaayeen mujaahidiintii reer Afgaanistaan ee la dagaalamaysay Ruushka laakinse maanta wax walba waa isbedeleen oo Ruushka ayaa taageeray Dhaalibaan oo shalayne cadwga la ahaay. XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.