SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MUSLIMIINTA FARANSIISKA OO DALBADAY…

SAWIRKA DUGSI KU YAALO FARANSIISKA.

(PARIS)-Kooxaha ka soo horjeedo Midab kala sooca,Hogaamiyeyaash Muslimiinta iyo Ururka Macallimiinta ee dalka Faransiiska ayaa kuwa wada baaqay in su’aalo laga weydiyo xukuumadda Faransiiska ka dib markii ey Xukuumada ey weydiisatay dugsiyada iney xukuumada soo siiyaan macluumaad ku saabsan tirada ardayda ka maqnaaneyso dugsiyada inta lagu guda jiro dabaal dega Ciida Soon fureed kuna beegneed 21/4/23-ka. Warbaahinta Maxaliga ee dalka Faransiiska ayaa soo tebisay dhammaadka todobaadkan in Dugsiyada lagu barto Kalkaaliyeyaasha Caafimaadka,dugsiyada hoose,dugsiyada dhexe iyo kuwa sare ee ku wada yaalo TOULOUSE ey codsi ka heleen qeybta booliska dhammadka bishii Abriil-2023-ka codsigaaso lagu weydiisanayey iney ardayda u qeybiyaan waraaqo muujinayo maqnaanshahooda Jimco-21/4/23-ka waa inta lagu jiro dabaal dega Ciida Soon Fureed.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.