SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MUSLIMIIN DIIDAY IN CARUURTOODA LOO DHIGO…

(SAWIRKA) MUSLIMIIN KU BANAANBAXDAY MARYLAND USA.

(MARYLANDA)-Boqolaal qoys iyo kuwa u ololeeya Waxbarashada ee Gobolka Maryland ee dalka Maraykanka aaya sameeyey banaanbax todobaadkan kaaso ey kaga soo horjeedan markii si kedis ah wax looga bedelay Manhajka Waxbarashada taaso macnaheeda loo qaatay in Caruurtooda aan loo ogolayn iney ka maqnaadaan xiisadaha la xirriro Jinsiga ayadoo loo fiirinaay dhinaca diinta. Bishii Maarso ee sannadkan-2023-ka ayey ahayd markii dib u eegis lagu sameeyey Manhajka Waxbarashada laguna wargeliyey Waalidiinta dhashay caruurta dhigata Dugsiyadda,mana la siin waalidiinta wax wargelin ah kuna saabsan in dugsiyada laga dhigi doono duruurs la xiriirto Jinsiga,arrintaan ayaa waxaa si aad ah u diidan Waalidiinta Muslimiinta ah kuna sugan Gobolka Maryand.

ISHA WARKA ARABIC.

HALKAAN KA SII AKHRISO.