MUQDISHO: QARAX KA DHACAY ISGOYSKA CALI KAMIIN.
(SAWIRKA)-STADIUM MUQDISHO.
(MUQDISHO)-DEG DEG: War hadda inaga soo gaaray caasimadda Muqdisho ayaa sheegaayo in halkaasi uu ka dhacay Qarax laga maqlay magaaladda inteeda kale,Qaraxa ayaa ahaay mid uu fuliyey nin Naftiis haliga ah iskuna soo xiray waxyaabaha Qarxa. Sida ey sheegeen hayadaha amaanka ee caasimadda Muqdisho Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Cali Kamiin ee degamada Warta Nabada kuna dhaw Garoonka Caalamaiga ah ee Stadium Muqdisho,lama soo sheegin dhimasho ilaa hadda balase waxaa la xaqiijiyey inuu dhaawacmay hal askeri oo arkay shaqsiga is Haligay rabayne inuu ka hortag sameeyo balse Naftii haligihii ayaa is Qarxiyey. Dhinaca kale,Garoonka Stadium Muqdisho ayaa waxaa ka jirtay cayaar aad u xiiso badan una dhexeysay labada maamul ee kala ah Banaadir iyo Galmudug,labadaan maamul kii soo badiyo ayaa waxa uu kulanka kama dambaysta ah la cayaari doonaa maamulka H/shabeele oo hadda taagan cayaarta Final-ka ah. LA SOCO WIXIOI WAR AH E KA SOO KORDHO QARAXA.