SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MUHAJIRIN LA SO BADBADIYEY.

TAHRIIBAYAAL LA SOO BADBADIYEY.

(ITALIA)-Dalka liibiya waxaa weli ka socdo tahriibkii looga tahribayey Qaaradda Yurub oo ma eey jirto cid isu xilqaantay sidii loo joojin lahaay tahriibkaas eey ku dhinteen dad aad u far badan kuwa kalane eey ku dhiman doonaan haddii aan la wax laga qaban. Marakab eey leeyihiin ciidamadda dalka Talyaaniga ayaa soo helay meydadka 5-qofood soona badbaadiyey dad dhan 674-qofood oo kale waxa uuna dib uga soo celiyey biyaha Midetereeniyaanka doon kallumaysi eey saarnaayeen dadkaas tahriibayaasha ah,waxaane la sheegay in doontaas eey ka timid dhinaca dalka Liibiya,sidaas waxaa sheegay ciidamadda ilaaladda xeebaha ee dalka Talyaaniga,dhinaca kale,hayadaha samafalka Yurub oo iyana arrintaan ka hadlay ayaa sheegay in dadka la soo badbaadiyey dhan yihiin 500-qofood.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.