MUHAAJIRIIN OODA JABSATAY.
(WARSAW,POLAND):Boqolaal haadneynba ka badneeyn kumanaan muhaajiriin ah kuna sugnaay dhulka u dhexeeyo dalalka Belaruus iyo Boolan ayaa sidii duufaanta waxa eey uga soo gudeen derbigii korontada ahaay una dhexeeyey Belaruus iyo Boolan,muhaajiriintaan ayaa adeegsaday waxyaabo u sahlay ineey si fudud u jarjaraan siligii korontada lahaay eey dawladda Boolan dhigtay xuduudkeeda waxa eeyna si qasab ah ugu soo gudbeen gudaha dalka Boolan,sababta keentay in muhaajiriintaan goostaan ooda ayaa ah jawiga ka jiro dhulka u dhexeeyo labada dal oo aad u qabaw iyo ayagoo aan haysan hooy iyo dhar eey ka hugtaan qabawga xad dhaafka ah kana jiro dhulkaas xuduudka ah.ISHA WARKA WKAALADO.