MUHAAJIRIIN LAGU LA’AYAHAY BIYAHA GIRIIGA.
(ATHENS):Dalka Giriiga ayaa sameeyey baritaan aad u balaaran eey ku raadinayaan doon la sheegay ineey saaran yihiin dad muhaajiriin ah eey ku degtay biyaha dalka Giriiga maanta oo Arbaca ah(22/12/2021)-ka waxaane la sheegay in doonta degtay ineey ku dhinteen seddex qofood kuwa kalane la la’ayahay.Ciidamadda ilaladda xeebaha ee dalka Giriiga ayaa helay laba iyo toban(12)-qofood oo la rumaysan yahay ineey u dhasheen dalka Ciraaq.ISHA AP.